Tubsan iyo UNCCT oo tababbar ku saabsan Xagjirnimada u qabanaya dhallinyarada
Xarunta Qaran ee ka Hortaga iyo la dagaalanka Fikradaha Xagjirka ee Rabshadaha wata ee Tubsan oo kaashaneysa UNCCT(United Nations Counter-Terrorism Center) waxay qabanaysaa codsiyo tababarro loogu talagay Dhalinyaradda Soomaaliyeed.
Xafladii furitaanka xarunta qaranka ee Tubsan
Xarunta waxaa lagu dhisay xeer Gole Wasiiso ee Xukuumadda Jamhuujiryadda federaalka Soomaaliya sida ku cad xeer number 131ee uu saxiixay Ra’iisulwasaaraha Xukuumada JFS Bishii Juun ee 2023.
ka Hortagga iyo la Dagaallanka fekerka xagjirka ah ee rabshadaha wata
In la isu keeno dhammaan dhinacyada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn si ay u xoojiyaan wada shaqaynta iyo xiriirka iskaashi si loo gaaro dadaalka qaran ee ilaalinta shacabka.
Tiirarka Barnaamijka
H.E Abdullahi M.Nor
Agaasimaha Guud
Fariinta Agaasimaha
Ku soo dhowoow Xarunta Qaran ee ka Hortagga iyo la Dagaallanka fekerka xagjirka ah ee rabshadaha wata ee Tubsan.
Xaruntan oo ku mideysan yihiin hay’ado kala duwan oo dowladeed waxaa ay astaan u tahay dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka hortagga iyo la dagaallanka fekerka xagjirka ah ee rabshadaha wata. Xaruntani waxa ay hoos tagtaa xafiiska Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Wararkii Ugu Danbeeyay
- Dhacdooyin Cusub, News & Updates