In la isu keeno dhammaan dhinacyada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn si ay u xoojiyaan wada shaqaynta iyo xiriirka iskaashi si loo gaaro dadaalka qaran ee ilaalinta shacabka ayadoo la fulinaya habka “Dowlad mida” iyo “Bulsho mi ah”, iyo dhismaha u adkeysiga xagjirnimada rabshadaha wadata si loo gaaro yoolka Istiraatiijiyadda qaran ee ka hortagga xagjirnimada rabshada wadata una adeegaysa argagixisada.