Kaalinta Xarunta

Xaruntu waxa ay u xilsaaran tahay in ay hoggaamiso islamarkaana isku xirto hay’adha kala duwan ee dadaallada kala duwan ugu jira ka hortagga iyo wiiqidda xagjirnimada rabshadaha wadata ee horseedda argagxisada ee leh heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda iyo la shaqeynta hay’adaha aad dowliga ahayn si loo hubiyo in Istiraatiijiyadda Qaran loo fuliyo hannaan isu dheeli tiran, loo dhan yahay oo dhammaystiran.

Xaruntu waxa ay masuul ka tahay dhisidda iyo horumarinta iskaashiga laba geesoodka ah iyo midka dhinacyada badan ayadoo horumainaysa xiriirka saaxibada gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee ka shaqeeya wiiqidda xagjirnimada rabshadaha wadata ee horseedda argagixisada.

Saaxiibadayada

Scroll to Top