December 17, 2023
Maktabaddii ugu horreysay ee nabad-dhiska iyo la dagaallanka Xagjirnimada Rabshadaha Wadata
Xarunta Qaran ee Tubsan oo xarigga ka jartay Maktabaddii ugu horreysay ee nabad-dhiska iyo la dagaallanka Xagjirnimada Rabshadaha Wadata. Xarunta Qaran ee ka Hortagga iyo La-dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Tubsan ayaa daah-furtay maktabad cusub oo lagu keydiyay buugaag iyo maqaallo cilmi ah oo ku saabsan nabad-dhiska, iyo la dagaallanka fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha …