Xarunta Tubsan iyo UNCCT oo tababbar ku saabsan ka hortagga Xagjirnimada u qabanaya dhallinyarada
Xarunta Qaran ee ka Hortaga iyo la dagaalanka Fikradaha Xagjirka ee Rabshadaha wata ee Tubsan oo kaashaneysa UNCCT(United Nations Counter-Terrorism Center) waxay qabanaysaa codsiyo tababarro loogu talagay Dhalinyaradda Soomaaliyeed. Barnaamijkaan oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano Yeeb “Youth Engagement and Empowerment Program in Somalia” Barnaamijka isku–xirka iyo Dhiirrigelinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa ah mid lagu awood …
