Author name: admin

Xarunta Tubsan iyo UNCCT oo tababbar ku saabsan ka hortagga Xagjirnimada u qabanaya dhallinyarada

Xarunta Qaran ee ka Hortaga iyo la dagaalanka Fikradaha Xagjirka ee Rabshadaha wata ee Tubsan oo kaashaneysa UNCCT(United Nations Counter-Terrorism Center) waxay qabanaysaa codsiyo tababarro loogu talagay Dhalinyaradda Soomaaliyeed. Barnaamijkaan oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano Yeeb “Youth Engagement and Empowerment Program in Somalia”  Barnaamijka isku–xirka iyo Dhiirrigelinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa ah mid lagu awood …

Xarunta Tubsan iyo UNCCT oo tababbar ku saabsan ka hortagga Xagjirnimada u qabanaya dhallinyarada Read More »

Maktabaddii ugu horreysay ee nabad-dhiska iyo la dagaallanka Xagjirnimada Rabshadaha Wadata

Xarunta Qaran ee Tubsan oo xarigga ka jartay Maktabaddii ugu horreysay ee nabad-dhiska iyo la dagaallanka Xagjirnimada Rabshadaha Wadata. Xarunta Qaran ee ka Hortagga iyo La-dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Tubsan ayaa daah-furtay maktabad cusub oo lagu keydiyay buugaag iyo maqaallo cilmi ah oo ku saabsan nabad-dhiska, iyo la dagaallanka fikradaha xagjirka ah ee rabshadaha …

Maktabaddii ugu horreysay ee nabad-dhiska iyo la dagaallanka Xagjirnimada Rabshadaha Wadata Read More »

Scroll to Top